Waa maxay xaqiiqada dhabta ah ee ka dambeysa khariidada Soomaaliya ee la faafiyay?

Sawirka saxda ah waa kan bidixda, oo la daabacay 2015 ka hor inta aan la dhisin maamul goboleedyada qaarkood. Sawirka kale ee dhanka midig ka muuqda waxaa si qaldan u adeegsatay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya.

Xafladda lagu soo dhaweynayay markabka baarista shidaalka ayaa waxaa ka mid ahaa bandhig ay ka muuqatay dood weyn, iyadoo khariidadda ay ka biyo diideen maamulka Hirshabeelle.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *